Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Garaad Jaamac iskuma heli karo Harti mid ah iyo PL kala qaybsan!!
    Puntland

    Faallo:-Garaad Jaamac iskuma heli karo Harti mid ah iyo PL kala qaybsan!!

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 12, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaad,waa sida aad usheegtay ee midee Harti,midee Daarood,midee Puntland,midee Somali.

    Balse Harti,ayaan kala qaybinayaa,Puntland baan kala qaybinayaa,waxaana rabaa Daarood mid ah iyo Somali mid ah ma Shaqaynayso.

    Ogow,waxaad libintan ku heshay waa Midnimada Dhulbahante,Harti iyo Daarood hadaad kala kaxaysana,waad luminaysaa.

    Deegaamada maanta sidan lagugu soo baxay oo aad la yaabtay awoodooda Sanad ka hor,waxaad utaqaanay Dhul Cadow joogo oo lagaa neceb yahay kumana aadan lahayn karaamo oo Dadku si kale ayay kaa fahansanaayeen.

    Maanta Libinta aad hayso ku fara adayg oo Siyaasi Kursi raadinaya ha uloogin in uu kala qaybiyo Dadkaas.

    Ma shaqaynayso Puntland,ayaan kala qaybinayaa,waxaana rabaa Somali midaysan oo SL ma tagi karto.

     

    Halkan ka daawo hadalka Garaadka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An_6SbsABDm9yYSsCb9Jvg52hbgOe7SVZeVucpGKThUIHyoWyTHeY-qQMpCmE92pJGqBLDabqtbobeCCcMM4GBYO.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.