Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare PL oo la Shaaciyay
    Puntland

    Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah Ee Dugsiyada Sare PL oo la Shaaciyay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 15, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tirada Ardayda ka Gudbay iyo kuwa Dhacay ee iskugu jira Lab iyo Dhediga Fasalka 12-Aad ee Dugsiyada Sare Puntland,ayay Wasaarada Waxbarashada Puntland shaacisay Sanad Dugsiyeedka 2024-2025.

    Waxaa xusid mudan in Gabdhuhu ka yar yihiin Wiilasha markay timaado Ardayda ku dhacday Imtixaanka.

    Sanadkan 225-Gabdhood,ayaa ku dhacay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Puntland.

    Halka Wiilashu dhan yihiin 274-Wiil.

    Marka la qiimeeyo tirada Guud ee Ardayda ufariisatay Imtixaanka,waxay ka noqonayaan 7%,taasoo aan ahayn wax weyn.

    Sidoo kale,waxaa la shaaciyay 10-Arday ee Puntland Imtixaankeeda Shahaadiga ugu sareeyay Sanadkan.

    Kaalinta ugu horaysa,waxaa gashay Gabar.

    Sidoo kale Iskuulada ugu sareeya,waxaa noqday kuwa Magaalada Bosaso.

     

    Tirada Ardayda (Baastay, Dhacday iyo Maqanaanta,ayaa lagu muujiyey Garaaf jiitimeedka kore.

    Celceliska Maadooyinka Sayniska,ayaa hooseeya Ardayda oo idil,marka la isku celceliyo.

    Aqoon yahanka PL,waxay soo jeediyeen in Afar Maado dib loo saxo oo Macalamiinta Tayadooda wax laga badalo.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/08/An9o7f05vHTUPexzEhcoOM72B9LGJJyLeWfkS7q3RdZWqcFT4rji6qfBtA9lRnEcfkKpWZ0ek2GKPwRx1GD1GSHz.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.