Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland xaq ayay uleedahay in ay xiriirka Caalamka xoojiso
    Puntland

    Faallo:-Puntland xaq ayay uleedahay in ay xiriirka Caalamka xoojiso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 20, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maamul walba Deegaanka uu masuulka ka yahay,ayuu uxilsaaran yahay in uu danihiisa ka Shaqeeyo.

    PL,waxay qaadatay doorkeedii oo waxay u istaagtay danaha Dadkeeda.

    Shalay ilaa Maanta,waxay Madaxda PL ee uu hogaaminayo Mw Deni la leeyihiin kulamo Wakiilada BC.

    Arimaha ugu waa weyn ee looga xaajoonayo,waxaa ka mid ah…

    1.Amniga.
    2.Siyaasada.
    3.Mashaariicda horumarineed.
    4.Wada Shaqaynta.

    Kulamada PLaay kawado Nayrobi,waxay muujinayaan Sadex Qodob oo muhiim ah….

    B.Maqaamka Dowladnimo oo ay ufiican yihiin.

    T.In Villa Somaliya aysan cidna matalin oo caalamku yaqaan Maamul walba masuuliyada uu hayo.

    J.In MW PL Diblomaasiyiin sare uu kulamo kula qaato banaanka Wadanka macno ayay uleedahay PL.

    Kulankan,waa midka Deeq bixiyayaasha PL oo haatan socda.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.