Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Bargaal ee Gobolka Raas- Casayr.
    Puntland

    Buuxin, Jagooyin ka Bannaanaa Dugsiga sare Bargaal ee Gobolka Raas- Casayr.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaaradda Waxabarashada & Tacliinta Sare iyadoo tixraacaysa shaqo katagistii ay soo gudbiyeen maamulayaashii hore ee dugsiyada sare ee Bargaal waxay 20-kii Luuliyo 2024, soo bandhigtay fursad tartan furan oo lagu buuxinayo jagooyinkaas.

    Wasaaradda oo ka duulaysa natiijada qiimeynta tartankii furnaa ee lagu kala saarey danneeyayaashii u baratamay buuxinta jagooyinkaas waxay go’aamisey;

    1. In Cabdikhayr Axmed Xirsi oo ku guulaystay kaalinta koowaad ee tartanka uu buuxiyo booskii Maamulaha Dugsiga Sare ee Bargaal Gobolka Raas- Casayr.

    Waxaa la farayaa mas’uuliyiinta kala duwan ee ku shaqada leh inay hubiyaan dhaqangalka go’aankan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.