Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Gobolka Sool oo weli ku jira Dhulka lagu muransan yahay
    Puntland

    Gobolka Sool oo weli ku jira Dhulka lagu muransan yahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2024Updated:August 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Qaramada Midoobey,ayaa markale. soo bandhigtay Khariirad muujinaysa in Gobolka Sool welu ka mid yahay Dhulka lagu muransan yahay ee Somaliya.

    Halka Gobolka Sanaag intiisa badan ay raacisay QM Puntland,qayb ka mid ah oo ku beegan Ceerigaabo iyo nawaaxigeeda ay raacisay SL.

    Sababta keentay in Sool lagu hayo weli Dhul lagu muransan yahay,waa jiha la’aanta Siyaasadeed ee ka jirta.

    SL,waxaa ku jira Dad matalaya Sool.
    PL,waxaa ku jira Dad matalaya Sool.
    Khaatumo,waxay joogtaa LC.

    Balse Sanaag,waa Laba Qaybood oo kala ah PL iyo SL,waana waaqiciga jira oo Ceerigaabo oo ah Magaalo Madaxda Gobolka,waxaa Maamusha SL.

    Si gaar ah ,waxaa uhiiliyay oo ka badbaadiyay Dhul lagu muransan yahay Reer Sanaag,Doorashadii PL ee Qof iyo Cod oo ay galeen.

    Sool,waxay ubaahan tahay Jiho Siyaasadeed,waana Qodob ka mid ah Qodobada Firdhiye loo dhiibay ee uusan waxba ka qaban.

    Khariiradan,waxay ku fadhidaa Waaqiciga Dhulka yaala.

     

    Halkan ka akhriso:-

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.