Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Markab sida ku dhawaad 100 Kunteenar oo kusoo xirtay Dekeda Garacad
    Puntland

    Markab sida ku dhawaad 100 Kunteenar oo kusoo xirtay Dekeda Garacad

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Markab sida illaa 70 Kunteenar,ayaa Dekedda Garacad Gobolka Mudug ee Puntland kusoo xirtay.

    Markabkan,ayaa ka yimid Muqdisho,waxa uuna urarnaa Magaalooyinka Gaalkacyo;Garowe iyo Dhuusamareeb.

    Si gaar ah Shixnada saaran inteeda badan,waxaa iska leh Xaafiiska Unsom ee Galmudug laga furayo dhawaan.

    Dekeda Garacad,ayaa samaynaysa horumar,iyadoo ay isa soo tarayaan Ganacsatada isticmaalaysa.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    1724341055244_fb_video_1724341059889_1724341059890

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.