Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Shirka Maamul baahinta iyo kobconta wax soo saarka oo Garowe ka furmay
    Puntland

    Shirka Maamul baahinta iyo kobconta wax soo saarka oo Garowe ka furmay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.August 24, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe: 24 August, 2024: Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa ka qayb galay Furitaanka Shirka Maamul baahinta iyo kobcinta wax soosaarka Kalluumeysiga ee Degmooyinka Xeebaha ah oo ka kooban 13- Degmo.

    Shirka ayaa looga hadlay….

    1. Baahinta, Kor-uqaadista iyo Daadejinta Maamulka Degmooyinka Xeebaha ah ee Puntland.

    2. Xoojinta Iskaashiga iyo wadashaqaynta Wasaaraddaha kala duwan ee ku sugan degmooyinka Xeebaha ah.

    3. Cadaynta Masuuliyadaha kala duwan ee Hay’adaha Amniga, Kalluumaysiga, Maaliyada, Arimaha Gudaha iyo Garsoorka

    4. Kor-uqaadista waxsoosaarka kalluumaysiga, Xoojinta Aminga, Garsoorka iyo dakhliga xeebaha.

    5. Faafinta iyo xoojinta ku dhaqanka Xeerarka Hay’adaha Dawlada gaar ahaan Arimaha Guddaha, Kalluumaysiga, Maaliyada, Aminga iyo Garsoorka.

    Shirka oo ay soo qaban-qaabiyeen Wasaaradaha, Kalluumaysiga, Arrimaha Gudaha, Maaliyada, Amniga iyo Cadaalada waxa kasoo qayb galay masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliiska, Guddoomiyayaasha Degmooyinka ku teedsan Xeebaha, Wakiilo ka socday Hay’addaha Caalamiga ah iyo masuuliyiin kale.

    Hal ku dhiga Shirka ayaa ahaa.

    -Maamul baahsan iyo Masuuliyad cayiman.
    -Kalluumayso oo koryeel dakhkiga dalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.