Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo Sanaag udirtay wefti balaaran oo miisaan leh
    Puntland

    Puntland oo Sanaag udirtay wefti balaaran oo miisaan leh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa loo baahnaa in la muujiyo awooda iyo saamaynta PL ee Sanaag oo loo diro masuuliyiinta kasoo jeeda.

    Waliba in lagu soo aadiyo Maalin ay Garowe usoo baxeen Garaadada Sool oo wada Wajigii Labaad qorshahoodii wajiyo badanka ahaa, balse ay ugu magac dareen (Mahadcelinta).

    Wa fariin reer Sanaag udirayaan Garaadada Sool oo ay ku leeyihiin (Anagu qayb idin kama nihin,waana ku faraxsanahay PL-ta aan wax ka dhisanay).

    Sanaag Bari,waxaa si qurux badan oo rabitaan Shacab ah uga qabsoontay Doorashadii PL ee Golayaasha Deegaanka.

    Somalida Waqooyi xalkeeda iyo kan Guud ee Somaliya,waxa uu ku jiraa in aan loo dhaxayn Maamulada SL iyo PL .

    Si kale hadii loo yiraahdo Beesha Direed inteeda badan,waxay ku macno badan tahay in ay ku midaysnaato Maamulka SL.

    Sidoo kale Beesha Daarood inteeda badan ay ku midaysnaato Maamulka Puntland,sidaana lagu sugo Dastuurka Fadaraaliga ah iyo Midnimada Wadanka.

    PL uma taagna oo kaliya masiirka Beelaha ku Abtirsada oo qura ee waxaa kaloo lagu ilaaliyaa oo ay qiimo uleedahay….

    B.Jiritaanka Qaran Sinjiga Somaliga utaagan.
    T.Fadaraalka.

    Sababta jaangoynta Siyaasadeeda aan loogu salaysan caadifad Qabiil,waa midaas.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/An-KC9aDIRI9DhIi4FKhAqhRd1GoA6Zv6GU0HyB7A9GIHilnXiWKSJGZH9MttTP7udeTnmI3LYUoWJtSE8aAsLbB.mp4

     

    default

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.