Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Inta badan Ciidankii PSF oo Dowlada isku soo dhiibay
    Puntland

    Inta badan Ciidankii PSF oo Dowlada isku soo dhiibay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 16, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tirada rasmiga ah Ciidanka kasoo baxay Xerada Ilmo Diyaano ee kusoo biiray Ciidamadii hore ee PSF oo haatan lagu daray Ciidanka Badda,waa 214-Askari.

    Tirada Guud ee Ciidanka PSF,waxay ahaan jirtay 400-600 oo Askari.

    85-Askari,waxaa lagu qiyaasay Askarta firxatay ee kala tagtay.

    95-Askari horay,waxay ugu soo gashay Dowlada oo waa Ciidankii lagu abuuray PISF,haatana loo wareejiyay Ciidanka Badda.

    Marka lagu daro tirada soo xarootay Labadii Maalmood ee udanbeeyay,waxaa la qiyaasi karaa in Gacanta Ilmo Diyaano ay ku harsan yihiin Lixdameeyo Ciidankii hore.

    Waxaa xusid mudan in Ciidanka hada soo xarooday ay ubadan yihiin xirfadlayaashii Hoobiyayaasha,Gaandhariyada iyo Farsamayaqaanada.

    Sida ay iisheegeen Saraakiisha Ciidamada,waxaa toos loogu darayaa Ciidanka Badda,iyadoo isla Shalayba la siiyay Mushahaarkoodii oo Askari walba uu qaatay $400 .

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.