Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»MW Deni oo ku dhawaaya PL in ay diyaar utahay Wadahadal markhaati leh
    Puntland

    MW Deni oo ku dhawaaya PL in ay diyaar utahay Wadahadal markhaati leh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.September 23, 2024Updated:September 23, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Waxaan halkaan ka cadaynayaa in PL ay diyaar u tahay wada-hadal furan maaha mid qarsoodi ah. Doodeena Soomaali markhaati haka noqoto, hadaan khaldanahay hanala arko, hadii aan saxanahayna Soomaali hanaloo garaabo”.Ayuu yiri MW Deni.

    Siyaasada PL,waa intaas MW Deni sheegay balse ubaahan mar walba in ay la jaanqaado waaqiciga jira.

    Xiliga haatan lagu jiro waliba Sanadkan iyo wixii ka danbeeya,waa in la badalaa jihadii hore ee ahayd isgaabin iyo isku filnaansho.

    Jihada cusub,waa in ay noqotaa furfurnaan;saamayn iyo xiriir badan oo la sameeyo.

    DG-yada Koonfurta,waa in laysku dubaridaa oo dhaqaale la galiyaa.

    Siyaasiyiinta iyo haldoorka Bulshada Somaliyed,waa in la abaabulaa.

    BC,waa in aan Cagta laga qaadin oo aad loogu dhawaadaa.

    Waxaa furan fursado badan oo Xasan bixiyay lagana faa’idaysan karo markay timaado loolanka Siyaasadeed.

    PL aadbay ugu fududahay in ay samayso isbadal ka yimaada Koonfurta ,haday adeegsato dhaqaalaheeda,miisaankeeda iyo saamaynteeda kale.

    Somaliya meelna ugama socono ee waa in aan saamayn ka badan inta aan hada samaynay ku yeelanaa Somalida dhexdeeda.

    Waxaa furan fursado badan oo Xasan bixiyay lagana faa’idaysan karo markay timaado loolanka Siyaasadeed.

    Waxaa la joogaa xiligii Xasan Dalka laga qaban lahaa oo la badbaadin lahaa Dastuurka iyo Doorashada.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/09/AQNxACeh4Uw1u6VIbom9CuzAuDVYRcLDJlum9XZGylh_d13UwV4P09MTfm1JplztpBil2SBmXFjqKnqoYcrhnPIT.mp4

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.