Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faahfaahin weftiga Milleteri Ee Maraykanka ee kasoo degay Bosaso
    Puntland

    Faahfaahin weftiga Milleteri Ee Maraykanka ee kasoo degay Bosaso

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 25, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta Saacada Bosaso markay ahayd 12:40 Duhurnimo ayay yimaadeen weftigii Ciidamada Maraykanka ahaa.

    Waxay ka koobnaayeen Talyaha Africom,ku xigeenkiisa,3-Sarkaal,15-Askari iyo 3-Turjumaan.

    Waxay la kulmeen Maanta Ciidmadii PSF ee dhanka Dowlada usoo wareegay oo gaaraya 250-Askari iyo 30-Sarkaal oo Qalabaysan,isla markaana diyaarsan.

    Sida ay ii sheegeen ilo lagu kalsoonaan karo,way garteen Saraakiisha Maraykanku Ciidamada,wayna ku qanceen in ay yihiin kuwii ay tababareen oo ay wada Shaqayn jireen.

    Xoguhu,waxay sii sheegayaan in Ciidanka loo dhiibi doono Sarkaal ay isla qaateen PL iyo Maraykanka dhawaan.

    Weftiga Milleteriga Maraykanka ee Africom,waxay sii joogayaan Bosaso ilaa Beri,waxayna la wareegi doonaan Qayb laga siiyay Garoonka Diyaaradaha Bosaso oo ay Saldhig ka dhisanayaan dhawaan.

    PL macno,ayuu ulahaa Socdaalkan Saraakiisha Maraykanka.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.