Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka iyo Xildhibaanada PL oo si adag udhaliilay DFS
    Puntland

    Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka iyo Xildhibaanada PL oo si adag udhaliilay DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Xildhibaanada iyo Seneterada Puntland ku matala Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka ah,waxay soo saareen kadib kulamadoodii Garowe,war Murtiyeed Caaqibo leh.

    Waxay dul istaageen oo waxba kama jiraan ka dhigeen Dastuurka sida baalmarsan isla Dastuurka KMG ah wax looga badalay.

    Waxay dul istaageen Mashaariicda horumarineed ee DFS ay Siyaasadaynayso.

    Waxay dul istaageen Heshiisyada Amni ee iska hor imaanaya ee ay DFS la galayso Dowlado iska soo horjeeda..

    Waxay dul istaageen Heshiiska Shidaal ee DFS ay la gashay Shirkado iyo Dowlado ee aan waafaqsanayn Dastuurka KMG ee Somaliya.

    Waxay dul istaageen dagaalka argagixisada ,iyagoo soo jeediyay in dadaalka Dowlada PL la taageero.

    Waxay dul istaageen go’aanka Dowlada PL ee ay kaga hor timid Waxkabadalka aan Sharciyada haysan ee Dastuurka KMG Somaliya.

    Waxay dul istaageen in Siyaasad aan lawada lahayn aysan ka Shaqayn karin Somaliya.

    Shaqo fiican ayay qabteen Xildhibaanada iyo Senetereada PL ku matala Baarlamaanka Fadaraalka Labadiisa Aqal.

    Waxaa xiiso leh wakhti lagu beegay Warmurtiyeedkan oo ah markii uu Xasan soo saaray Warmurtiyeedkiisa Caawa.

    Labadan Warmurtiyeed,ayaa BC iyo Somalida uwada tagaya,waxaana waaqiciga Wadanka ku fadhiya kan ay soo saareen Xildhibaanada iyo Seneterada PL ku matala Labada Aqal ee Baarlamaanka Fadaraalka.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.