Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland iyo hay’adaha Caalamiga ah oo kulan wada yeeshay
    Puntland

    Puntland iyo hay’adaha Caalamiga ah oo kulan wada yeeshay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 11, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garowe: 11-Nov-2024: Wasiirka Wasaaradda Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dawladda Puntland Mudane Maxamuud Maxamed Cumar oo ay weheliyaan Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Mudane Maxamed Xasan Ibraahim iyo Agaasimaha Guud Mudane Cabdulqaadir Cabdidaahir Faarax shir-gudoomiyay kulan u dhaxeeyay qaar kamida hay’addaha caalamiga gaar ahaan WFP, UNOPS and ADB ah iyo kuwa dawladda Puntland.

    Kulanka waxaa looga wada-tashaday diyaarinta mashaariic horumarineed oo dhinacyada iska-kaashan-doonaan fulintooda, kuwaas oo muhiim u ah bulshada Puntland.

    Shirka waxaa ka qaygalay madaxda Wasaaradaha washa-shaqaynta laleh mashriicda ay taageeraan Bangiga Horumarinta Africa, hay’addaha WFP iyo UNOPS.

    ……………………DHAMMAAD……………….
    Baahinta: Xafiiska Warfaafinta Wasaaradda Qorsheynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.