Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo yeelatay Iskuul lagu barto Farsmada Gacanta
    Puntland

    Puntland oo yeelatay Iskuul lagu barto Farsmada Gacanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 19, 2024Updated:November 19, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa kormeeray Dugsiga farsamada gacanta ee degmada Waaciye, Kaasi oo halkii mar ay wax ka baran karaan 240 Arday.

    Madaxweynaha ayaa kormeeray qeybaha kala duwan uu dhismaha xaruntu ka koobanyahay, waxaa uu isugu jira goobihii Waxbarashada oo qalabeysan, goobihii hurdada, xafiisyada maamulka iyo meelaha ay wakhtiga ku qaadan lahayeen ardaydu.

    Xarunta farsamada gacanta ee degmada Waaciye oo ay ka wada faa’ideysan doonaan ardayda guud ahaan Gobollada Puntland, ayaa waxaa iska kaashaday Dowladda Puntland iyo Hay’adda GIZ ee Germany.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/AQPfXGchdALFT5Vy5O2hAEoIyJbtJJyAt8Nwe26rLxevygNT5tyb1jRBo0xMKgRGmt6xbj5ZpE-KJZ1cfr_aJ5e3.mp4

    -DHAMMAAD-

    -XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.