Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Goormaa la Dhagax-dhigayaa Isbitaalka ugu weyn Puntland?
    Puntland

    Goormaa la Dhagax-dhigayaa Isbitaalka ugu weyn Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 23, 2024Updated:November 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    25-ka Bisha December ayay PL Dhagaxdhigaysaa Tuulo Caafimaad oo uu ku dhexyaalo Isbitaal weyn oo dabooli doona baahida Caafimaad ee Deegaanada PL.

    Tuuladan Caafimaad,waxay ku haboonayd in laga dhiso Deegaamada Bari ee fog Laba sababood awgood,kuwaasoo kala ah…..

    1.Daadajinta iyo qaybsiga Adeegyada iyo Ilaha Dhaqaale si loo waafajiyo Nidaamka Fadaraaalka.

    2.Ku haboonaanta Xarun Caafimaad Deegamaadaas.

    Si kastooy tahay,waa wax lagu farxo xaqiiqdii iyo baahi taagnayd oo ay ka jawaabtay Dowlada Puntland.

    PL dhinacyada Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Waxbarashada,waxay ka samaysay horumar,waxaase hooseeyay dhanka Caafimaadka.

    Hadii Isbitaalkan dhismo,waxay unoqon doontaa Maamulka MW Deni hogaaminayo waxqabad taariikhda ugala.

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/11/AQMHzMy21DkxB5Q8Bi9sb_TmtKJKzVG9nsC3PzWtzwpbPKwOrsm30EnKAH1hsb76OrSD0DZ4yy3i2ZU3boD4641z.mp4

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.