Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Maxaa ka dhiman hawlgalka sifaynta argagixisada Ee Buuraha PL?
    Puntland

    Faallo:-Maxaa ka dhiman hawlgalka sifaynta argagixisada Ee Buuraha PL?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka sifaynta argagixisada ee Labada Buurood,waxaa ka dhiman Laba arimood oo muhiim ah….

    1.Afhayeen Ciidanka uhadla.
    2.Wariye TV-ga PL ah oo ugaar ah hawlgalka.

    Afhayeenka Ciidamada?

    Waa in uu noqdaa Nin leh….

    B.Da’da ugu yaraan 45-jir.
    T.Darajada Ciidan meel dhexe ah.
    J.Khibrad Ciidan leh.
    X Fahankiisa Siyaasadu sareeyo.
    Kh.Akhlaaq wanaagsan.
    D.Haybad iyo muuqaal la xurmeeyo leh.

    Wariyaha?

    Wariyuhu,waa in uu leeyahay astaamahan….

    B.Aftahan.
    T.Dhiiran.
    J.Aqoon Saxaafadeed leh.
    X.Akhlaaq wanaagsan.

    Hawlgalka,waxaa ilaa iyo hada ka maqan qaybtii Saxaafada iyo xiriirka Bulshada.

    Waa muhiim in Bulshada la kiciyo oo la abaabulo.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.