Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»W.WAXBARASHADA PL OO BILOWDAY WADATASHIYADA XEERKA TACLIINTA SARE
    Puntland

    W.WAXBARASHADA PL OO BILOWDAY WADATASHIYADA XEERKA TACLIINTA SARE

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 1, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garoowe, Diseembar 01, 2024: Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Puntland Mudane Cabdisalan Cali Faarax oo ay weheliyaan Agasimaha Guud Mudane Maxamed Cali Nuur Jubba iyo Agasimaha Tacliinta Sare Mudane Cabdirisaaq Maxamed ayaa daahfuray shirka Wadatashiga Dib u- eegista Xeerka Tacliinta Sare ee Puntland.

    Wasiir Cabdisamad ayaa tilmaamay muhiimadda xeerkan uu u leeyahay horumarinta iyo tayeynta Tacliinta Sare isagoo kula dardaarmay Bahda Tacliinta Sare ee Puntland in ay ku saleeyaan baahiyaha iyo duruufaha waxbarasho ee dalka.

    Bahda Jamacadaha iyo khubarada Tacliinta Sare ayaa falan-qeeyey wax kabeddelka iyo dib u habaynta xeerka, iyadoo la isla qaatay;

    1. Qab-dhismeedka Guddiga Tacliinta Sare.
    2. Wajibaadka iyo shaqooyinka Guddiga Tacliinta Sare
    3. Aasaasida ha’yadaha Tacliinta sare.

    DHAMMAAAD

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.