Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dan ma ugu jirtaa PL in ay Lacag ugaar ah samaysato?
    Puntland

    Dan ma ugu jirtaa PL in ay Lacag ugaar ah samaysato?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 21, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa Qodob loo baahnaa oo xiligii ku haboonaa la qaatay.

    PL in ay yeelato Lacag ugaar ah,waxaa kusoo talinayay mudo dheer inta badan waxgaradka iyo aqoon yahanka.

    PL iyo Lacagta?

    1.Dhaqaalahan,waa muhiim in la helo Lacag rasmiya oo aan ahayn Hawadan lakala iibsanayo.

    2.Miisaaniyada Dowlada PL,waa umuhiim Lacagta.

    3.Mashaariicda iyo horumarinta PL,waa umuhiim.

    See usoconaysaa Lacagta cusub?.

    B.Dowladu,waxay ku bixinaysaa Mushaaraadka.
    T.Dowladu,waxay ku maalgelinaysaa Mashaariicda
    J.Ganacsatada,waxay helayaan Damaanad qaad.

    Mustaqbalka Lacagta?

    B.Somali haday sidaan kusii kala tagto,waxayn noqonaysaa Lacagta rasmiga ah ee Dowlada Puntland.

    T.Lacagtan,waxay la Mustaqbal noqonaysaa tan SL oo halka ay marto ayay mari doontaa.

    J.Caalamka,way ka jiraan DG leh Lacag ugaar ah,waxayna la mid noqonaysaa PL kuwaas.

    Siyaasiyada iyo Lacagta?

    B.Waxay dhamaystiraysaa shuruudihii looga baahnaa in PL ay tahay Dowlad buuxda oo aysan la mid ahayn Maamulada kale.

    T.Waxay xoojinaysaa doodeena awood qaybsiga Wadanka.

    J.Somaliya,waxay noqonaysaa Komfadareeshin Sadex Qaybood ah oo kala ah PL,SL iyo B&K,kuwaasoo kala leh Sadex Calan,Sadex Dastuur iyo Sadex Lacagood.

    Ugu danbayn?

    Saadaasha Lacagtan PL samaynayso,waa mid noqon doonta mida Somali wada qaadato,marka laga tusaale qaato soo jireenka Taariikheed,sidaa daraadeed,waa in Astaamaha Lacagtaas wax laga siiyaa Somalida kale.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.