Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Buugga Jiilka Daraawiishta oo la gaarsiiyay Kenya
    Puntland

    Buugga Jiilka Daraawiishta oo la gaarsiiyay Kenya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 22, 2024Updated:December 22, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Nayrobi Caawa,waxaa lagu qabtay Xaflad balaaran oo lagu soo bandhigay Buuga Jiilka Daraawiishta oo ah mid si dhab ah usoo gudbiyay xaqiiqda dagaalkii Gooja-cade.

    Daahfurka oo ka dhacay Caasimada Kenya ee Nayrobi,ayaa,waxaa kasoo qaybgalay Isimo,Siyaasiyiin,Haween,Dhalinyaro iyo Saxaafada.

    Maxamed Siciid Kaashawiito Qoraaga Buugan lagu tilmaamay kii ugu sareeyay Buugaagta laga qoray Goojacade iyo guud ahaan colaadii Sool,ayaa fadhiyay oo gudoon siiyay Bulshadii kasoo qaybagashay ku dhawaad 1000-Buug.

    Faadumo Yaasiin Jaamac Wariyaha VOA ee PL oo ah Marwada Qoraaga Buuga,ayaa iyaduna door muuqda ku lahayd Buuga iyo Xaflada.

    Isku soo wada duuboo Daahfurka Buuga Jiilka Daraawiishta ee Kenya si sare,ayay udhacday.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.