Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland Oo horumarin xoog leh kuwada Ciidamadeeda kala duwan
    Puntland

    Puntland Oo horumarin xoog leh kuwada Ciidamadeeda kala duwan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 23, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhalinyaro 500 ah oo Jaamiciyiin ah,ayaa loo xulay Boolis,waxaana loo xareeyay tababar casri ah oo kala duwan.

    Ujeedku,waa in Booliska aqoontooda kor loo qaado oo Dhalinayarada Jaamacadaha la qoro.

    Dhalinyaradan,waxaa laga soo ururshay Gobollada Puntland,iyadoo Aqoon lagu tartarsiiyay.

    Hadii sidaan lagu sii wado Booliska PL,waxa uu tartiib tartiib ugu xuubsiibanayaa Ciidan Aqoon leh,Akhlaaq leh oo Dhalinyaro ah.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2024/12/Messenger_creation_9D5820CE-626A-4A3C-88C2-B01948EBE85A.mp4

    Dhanka kale Urur Madaafiicda loo tababaray oo ka mid noqonaya Ciidamada  Milleteriga PL,ayaa tababar casri ah usoo dhamaaday.

    Ururkan,waa Dhalinyaro Aqoon iyo Akhlaaq lagu soo xushay oo laga kala keenay dhamaan Gobollada Puntland l.

    Horumarinta Ciidamada kala duwan ee PL si xawaara ah ayay usocotaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.