Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Hawlgalka Duufaanka Ee Buuralayda Golis waan garab taaganahay HIIL IYO HOO.
    Puntland

    Hawlgalka Duufaanka Ee Buuralayda Golis waan garab taaganahay HIIL IYO HOO.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 26, 2024No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waxaan si hagar la’aan ah u garab taaganahay ciidamada dawlada Puntland hawl galka ay ka fulinayaan Buuraha Golis ee ku teedsan Bada Gacanka Cadmeed ( Golf of Aden).

    Waxaan ugu baaqayaa shacabka reer Puntland meel kasta oo ay joogaan dal iyo debed in ay ka qayb qaataan hiil iyo hooba Dawladu doorkeedii waa ka soo baxday keenii ayaa dhiman.

    Jaaliyadaha dalka debadiisa waxaan ugu baaqayaa in ay ku dhawaaqaan QAARAAN QARAN oo buuraha Golis lagu xoraynayo akoonana ha la furo,

    Dalka gudahiisa dadka jooga waxaa la idiinka Baahan yahay xoolo MOOD iyo NOOL ba leh iyo taageera buuxda oo muuqata cida loo shaqaynayaa waa inaga Akoono gudaha ha la furo.
    Wadaada dalka jooga waxaa laga rabaa in ay dawlada iyo Ciidanka garab istaagaan masaajidana dadka laga abaabulo Dhaqaale iyo Wacyi gelinba.

    Mahadnaq:

    Waxaan u mahadnaqayaa guud ahaan dawlada Puntland gaar ahaan Madaxwaynaha Puntland Dr. H.E Said Abdullahi Deni oo ku taagan fulinta balan qaad kiisii,

    Siciid waa geesi ku dhiiraday wax ay ku dhiiran waayeen madaxdii ka horaysay.

    1- Doorasho Q&C
    2- Xoraynayn G.Sool
    3-Xoraynta Buuraha argagixisadu ku jirto.

    Waan garab taaganahay Ciidanka iyo Dawlada.
    Madaxwayne Siciid Deni Mahadsanid waan ku garab taaganahay.

    PUNTLAND FIRTS.
    PUNTLAND GUUL.
    SOOMAALIYA GUUL.

    W/Q: Qasim Mohamed Yusuf
    Wasiir ku xigeenkii hore ee Wasarada Dekadaha iyo Gaadiidka Bada Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.