Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Yay dani ugu jirtaa bixitaanka Ciidamada Itoobiya?
    Puntland

    Yay dani ugu jirtaa bixitaanka Ciidamada Itoobiya?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jamhuuriyadii Sadexaad way burburtay,mana jiro wax ay Somalidu ku midaysan tahay.

    Maamulada jira,iyaga,ayaa masuul ka ah amniga Deegaamadooda,isla markaana umadax banaan Siyaasadooda gudaha iyo Dibada.

    Marka la qiimeeyo amaanka Geeska Afrika iyo danaha Somalida Itoobiya in ay baxdo dan kuma jirto Laba arimood awgood….

    1.Deegaamada ay ka baxayso oo ay la wareegayso argagixisada maadaama aysan jirin Ciidan buuxin kara oo Somaliyed.

    2.Masaarida imaanshaheeda Somaliya oo keenaya in uu dagaal ku dhexmaro gudaha Somaliya Labada Wadan ee Itoobiya iyo Masar.

    Xasan Itoobiya,waxa uu hordhigay Laba Qodob haday rabto kasii mid ahaanshaha hawlgalka Midowga Afrika….

    B.In ay ka laabato heshiiskii SL ay la gashay.
    T.In ay wada shaqaynta ka joojiso JL.

    Itoobiya way ka diiday soo jeedintaas,waxayna umuujisay in aysan kala jeclayn kasii mid ahaanshaha hawlgalka Midowga Afrika.

    Itoobiya way sii joogaysaa gudaha Somaliya,iyadoon xeerinayn xeerarka caalamiga ah mana jirto awood ka saari karta.

    Joogitaanka Ciidamada Itoobiya,waxay dan ugu jirtaa Somalida iyo xasiloonida guud ee Geeska Afrika.

    Xasan oo raba in ay Masar keenaan Wadanka si ay ugu adeegsadaan Maamulada JL iyo KG,ayaa khatar u arka.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.