Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dekedaha Puntland oo ku filnaaday soo dejinta Kunteenarada
    Puntland

    Dekedaha Puntland oo ku filnaaday soo dejinta Kunteenarada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 30, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kunteenarada,ayaa ka mid ahaa Shixnadaha kasoo dagi jiray Dekeda Berbera.

    Ugu yaraan Bishii 40-Kunteenar oo laga leeyahay PL,ayaa kasoo degi jiray Dekeda Berbera una soo gudbi jiray Gobollada PL.

    Baahidaas,way xirantay xiligan oo Dekedaha PL ayay uqaybsameen Kunteenaradii.

    Dekeda Bosaso,waxay yeelatay Qayb Kunteenarada ah oo ay kusoo xiran karaan halkii mar Laba Markab oo min 10-kun oo Tan sida.

    Sidoo kale Qayb Kunteenarada ah,waxay kasoo degaan Dekeda Garacad.

    SL,waxay halkaa ku wayday Canshuur iyo adeeg gaaraya $1-Milyan Bishii.

    Ganacsigu,waa tartan,waxaana muuqata Ganacsatada PL in ay muujinayaan firfircooni dheeriya.

    Sidoo kale Maamulka PL,ayaa Ganacsatada wax badan la fududeeyay.

    default

    default

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.