Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay ahayd fariintii CIA soo gaarsiisay Xasan Shiikh?
    Puntland

    Maxay ahayd fariintii CIA soo gaarsiisay Xasan Shiikh?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti Maraykan ah oo iskugu jira CIA iyo Africom,ayaa yimid Xamar,waxayna kula kulmeen Xasan iyo kooxdiisa.

    Hal farin ayay soo gaarsiiyeen,taasoo ahayd..

    “Ku laabo dagaalkii argagixisada”.

    Taageer dagaalka PL kula jirto Daacish si cad,waa muhiim.

    Adiga iyo Axmed Siyaasada waa halkeeda lkn kawada Shaqeeya dagaalka argagixisada.

    Kadib kulanka Xasan,waxay weftigu tageen Kismaayo oo ay kula kulmeen Axmed Madoobe,waxay gaarsiiyeen fariin ahayd….

    “Dagaalkii argagixisada sii wad oo ha joojin,sababtoo amaanku mahan wax Siyaasad geli kara,wax walbana,waa nooga muhiimsan yahay,Siyaasada in aad ka heshiisaan idinkay idin wanaagsan tahay”.

    Axmed,waa aqbalay 100% soo jeedintooda,waana ballan qaaday in uu deg-deg ubilaabayo hawlgallada.

    “Waxaan uhakanay Doorashooyinkii Dastuuriga ahaa,ayaa nasoo galay”.Ayuu ku yiri Axmed.

    Axmed Madoobe,wuxuu si gaar ah uga codsaday weftiga Maraykanka ee Sirdoonka iyo Milleteriga in Safaaradooda Muqdisho ee qaabilsan Siyaasada ay gaarsiiyaan “Amniga iyo Siyaasadu in aysan isku xirnayn”.

    Dhanka PL Dagaalka ay kula jirto argagixisada Maraykanku, waa taageeray,waana ku canaantay Xasan.

    Maraykanku ma daneeyo Siyaasada Somaliya jihada ay usocoto guud ahaan,balse,waxa uu ilaalsadaa Amaanka Dalkan ku yaala goob muhiim u ah caalamka.

    Safarkan,waxa uu muujinayaa sida aysan ugu faraxsanayn,waxa Xasan ku mashquulsan yahay.

    Sawirku,waa tilmaan hore oo ma’ahan kulanka dhacay Maalin ka hor,intaas ha fahmaan Damiiniinta.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.