Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wasaarada Beeraha PL oo iska fogaysay Cagafyada….
    Puntland

    Wasaarada Beeraha PL oo iska fogaysay Cagafyada….

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 6, 2025Updated:January 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wasaarada Beeraha PL si macquul ah ayay uga jawaabtay Cagafyada ilhaamada ah,waxayna cadaysay in aysan waxba ka ogayn,qayb ka ahayn soo iibintooda,isla markaana habka loo maamulay uu baalmarsan yahay Dastuurka Fadaraalka.

    $300-Milyan Mashaariic gaaraysa oo ka hor imaanaya Nidaamka Fadaraalka ayay PL iska diiday kuna adkaysatay in la waafajiyo Dastuurka Fadaraalka ah.

    Haatan Xamar,waxay Cagafyadan iyo Wadada Bacaadweyn uga dan leedahay xaalad abuur iyo in Bulshada iyo Dowlada PL layska horkeeno,maadaama meel kale oo PL laga soo galo la waayay.

    Sidoo kale Dagaalada Jiic-boore iyo Ceerigaabo, waxaa maalgelisa Xamar,waxayna uga dan leedahay fashilinta dagaalka argagixisada ee ay PL ku jirto.

    PL kuma badalanayso masiirkeeda Mashaariic ka hor imaanaya Nidaamka Fadaraalka iyo Xeerarkii lagu heshiiyay.

    JQ.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.