Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo Guulo waa weyn ka gaaray dagaalka argagixisada Buuraha
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo Guulo waa weyn ka gaaray dagaalka argagixisada Buuraha

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Puntland Saakay Salaadii Subax markay Tukaaldeen,ayay ku dhaqaaqeen hawlgal Qayb ka ah Sifaynta argagixisada.

    Hawlgalkaas,waxay ku burburiyeen oo Cagta mariyeen Saldhigyadii Il iyo Camayra ee argagixisada,kuwaasoo kala ahaa….

    Buurta baal goray.
    Camayra.
    Dhamancado.
    Toga taag taag.
    Hoobato.
    Dabadhuub.

    Saldhigyadan,ayaa loogu tagay Kayd Raashin iyo Rasaas ah oo fara badan.

    Hawlgalka oo soo idlaaday Duhurkii,ayaan lagu dilin,lagu dhaawicin laguna qaban Xubno argagixisada ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.