Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Puntland oo Guulo kale ka gaaray hawlgalka…
    Puntland

    Ciidamada Puntland oo Guulo kale ka gaaray hawlgalka…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa Saakay weerar ku qaaday fariisimo cusub oo argagixisadu isticmaalaysay Sanidihii lasoo dhaafay.

    Weerarkaas,ayay Ciidamada Difaaca PL ku burburiyeen Saldhigayadaas kana sifeeyeen argagixisada.

    Talisyada argagixisada laga qabtay ee ay la wareegeen Ciidamada PL,ayaa kala ah…..

    1.Taliska Awaydi.
    2.Taliska Wacariyaad.
    3.Taliska Salnafeed.
    4.Taliska Kaadilay.
    5.Conqoro.
    6.Digaale.

    Talisyadan,waxay ku yaalaan Deegaanada Dhabancado,Dubad iyo Aroorka Awaydi.

    Hawlgalkan,ayay Ciidamada PL ku dileen 21-Maleeshiyada Argagixisada ah.

    Dhanka Ciidamada PL 2-Askari,ayaa ka Shahiiday,waxaana ka  Dhaawacmay Sadex kale.

    Khasaaraha Ciidamada PL soo gaaray,waxaa sababay Miino Gaari la kacday.

    Hawlgalka sifaynta argagixisada,ayaa maraya heerkii ugu cuslaa ee Gododka khatarta ah layskugu galayay,iyadoo Ciidanku isticmaalayo Awr iyo Dameero.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQNwWaz5XBvcp3HRpxDeOBlOVsKSpk3eYZe4fOQz56FsNyaDxx7Be-IS-wbShWiZMVczhiMY_rxQd74ceNVDPxv5.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQN56U4XHU-PDY6OKY7pKW3GE7ZT7bqMI8AEAHD47k6-7Y9CiMj5s4rvln0dtx8nNTI4ynAKhRhrU7mIqzHO4dt8.mp4

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.