Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Warbixintii ugu danbaysay dagaalka hawlgalka argagixisada
    Puntland

    Warbixintii ugu danbaysay dagaalka hawlgalka argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 14, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Puntland,ayaa Saaka shaacisay warbixin kooban oo ku saabsan khasaaraha Argagixisada lagu gaarsiiyay hawlgal xooggan oo ka socda Buuraleyda Calmiskaad ee Gobolka Bari.

    Taliska Ciidamada difaaca Puntland ayaa si rasmi ah u shaaciyay warbixin sawirro iyo muuqaallo wadata oo ku saabsan khasaaraha Argagixisada lagu gaarsiiyay hawlgal ciidan ee ka socda buuraha Calmiskaad gaar ahaanna degaannada hoosyimaada degmada Bilidhidin ee gobolka Bari.

    Taliska Ciidamada difaaca dowladda Puntland ayaa warbixintooda ku sheegay in hawlgalka lagu gubay Talisyadii Argagixisadu ku lahayd buuraha Calmiskaad”Ciidanka Hawlgalka ciribtirka Argagixisada ayaa gubay talisyo Argagixisada Daacish ku lahayd buuralayda Cal-miskaad,” ayaa lagu yiri Warbixinta kooban ee ka soo baxday Taliska Ciidanka difaaca Puntland.

    Ciidamada Puntland ayaa sidoo kale sheegay in ay go’doomiyeen oo jiho kasta ka fadhiyaan Taliskii ugu weynaa Argagixisada Daacish ee buuraha Calmiskaad”sidoo kale waxay Ciidanku ka hawlgelayaan oo jiha kasta ka joogaan God talis weyn ah oo ay ku jirto Argagixisadu.”

     

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0003.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0004.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0005.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0006.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0007.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0008.mp4
    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0009.mp4

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/VID-20250114-WA0013.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.