Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jamaahiirta Difaaca iyo Dimuqraadiyada Oo taageero weyn umuujiyay Ciidamada PL
    Puntland

    Jamaahiirta Difaaca iyo Dimuqraadiyada Oo taageero weyn umuujiyay Ciidamada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jamahiirta Difaaca PL oo ahayd Jamaahiirta Dimuquradiyadii Laf dhabarta u ahayd,ayaa Xaflad balaaran oo lagu taageerayo Ciidamada Difaaca PL ku qabtey Caasimada Garowe.

    Jamaahiirta,ayaa shaaciyay in ay Dhiig shubis bilaabanayaan iyo Adeeg kale oo Ciidamada ay usamaynayaan Maalmaha soo socda….

    Xubnaha Jamaahiirta ee hawshan soo qabanqaabiyay,ayaa kala ah….

    1.Faadumo Diiriye
    2.Ayaan Xasan Maxamed
    3.Maxamed Cabdirisaaq ( Casaanyo)
    4.Cabbdirisaaq Maxamed Warsame
    5.Axmed Caafi Maxamuud
    6.Xasan Gamaadiid Maxamuud
    7.Maxamed Axmed Dalmar ( Maska)
    8.Siciid Bare
    9.Yaxye Cabdiraxmaan
    10.Nashaad Maxamuud Ismaaciil
    11.Axmed Muuse
    12.Xildhibaan Gaani
    14.Xildhibaan Dharaar
    15.Xildhibaan Samatar
    16.Xildhibaan Asmo
    17.Cabdimajiid Idiris Maxamed
    18.Sundus Cabdullaahi Siraad.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.