Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 23, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hal Askari,ayaa naga dhintay Sadex kalena,waa naga dhaawacmeen,kadib Diyaarad Drons ah oo Qarax ku raran yahay oo ay kusoo tuureen Ciidankii gaaray Maanta Janno Jiifta.

    Ciidankan,waxaa la socda Gudoomiyaha Balidhidhin Hoori.

    Urur Ciidan ah,ayaa uruqaansaday Xalay Janno Jiifta,kaasoo Gacanta ku dhigay,waxayna sii nadiifiyeen Dhawr Saldhig.

    Ciidanka Difaaca Puntland,waxay dhawr Jiho uga dhaqaaqeen Toga-jeceel,iyagoo bilaabay haatan Lug.

    Dagaalka Qaybtiisii ugu adkayd,ayaa laga guda galay.

    Rabi ha’unaxariisto janadiina haka waraabiyo Muhaahidiinta Geeriyooday.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.