Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada PL
    Puntland

    Wararkii ugu danbeeyay hawlgalka sifaynta argagixisada PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay sii wadaan baadigoobka firxadkii argagixisada ee Aagagii laga sifeeyay maamihii lasoo dhaafay.

    Ilaa Afar Nin oo argagixisada ah,ayaa Ciidanka Sahankiisu meel fog ka arkay,kuwaasoo israsaasayn kadib sii cararay.

    Dhanka kale Ciidanka Difaaca Puntland Madaxyadiisii oo dhan,waa isa soo gaareen,waxayna dib ubilaabeen wax loogu yeero (Shanlaynta goobaha argagixisada laga sifeeyay).

    Toga-jeceel iyo Ina Cidoole,ayaa la Shanlaynayaa ka hor intaan Ciidanku horay usii socon.

    Qabashadii Buurta God Shabeel iyo Taliskii weynaa ee Turmasaale,waxay ku ahayd argagixisada Dhabarjab weyn oo soo afjaray fursad walba oo ay Saad ku heli kareen,islamarkaana ku weerari kareen Ciidamada.

    Khasaaraha Maanta Ciidanka Difaaca Puntland soo gaaray,waa Gaari Miino kala kacday oo Askari ku Dhaawacmay rabi ha ufududeeyo Dhaawaca Mujaahidkaas.

    Hawlgalku sidii loo qorsheeyay,ayuu usocdaa.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.