Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Laahoor oo isku soo dhiibay Ciidamada Difaaca PL
    Puntland

    Laahoor oo isku soo dhiibay Ciidamada Difaaca PL

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 3, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa maanta Gacanta ku soo dhigay Xubin sare oo ka tirsan  kooxda Daacish ee argagixisada ah.

    Xubinta isa soo dhiibtay,ayaa lagau Magacaabaa Cabdiraxmaan Shirwac aw-Saciid (Lahoor. Lahoor).

    Isa soo dhiibista Laahoor,waxay ka dhigan tahay ……

    1.Argagixisadii in ay jabtay.
    2.Helida xog dheeriya.

    Laahoor,waa Dhul iyo Dad yaqaan argagixisada ugalay oo si hoose ula Shaqeeyay mudo dheer inta uusan fashilmin oo toos ugu gelin,isla markaana Qayb weyn ka ahaa Saadka iyo soo ururinta Dhaqaalaha.

    Sidoo kale,waxa uu wax ka og yahay Madax jabinta iyo baadida Ganacsatada Dadka uqaabilsanaa kooxda.

    Si rasmi ah ,ayuu iskugu soo dhiibay  Ciidamada Difaaca Puntland.

    Laahoor Maxkamada Ciidamada Difaaca Puntland,ayaa Dil ku xukuntay hada ka hor.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.