Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxay tahay danta Puntland ee fikrada Trump?
    Puntland

    Maxay tahay danta Puntland ee fikrada Trump?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 6, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maxay tahay danta Puntland ee fikrada Trump?

    1.In Caalamku aqbalay Dowladnimada PL,gaar ahaan dagaalkan argagixisada uu wax ka badalay Magaca iyo maqaamka PL.

    2.In aqoonsi Jamhuuriyadeed ay baadi goobi karto PL fariin ah,ayuu iftiinshay oo ay haysato fursado gadmi kara.

    3.In 300-kun oo Qaxooti Falastiiniyiin ah ay PL ku badalan karto Aqoonsi Jamhuuriyadeed oo ay siiyaan Reer Galbeeda,Carabta iyo Afrikaanka .

    Puntland,waxay leedahay Dhul balaaran,isla markaana Dadka reer PL,waa Afar Milyan,sidaa daraadeed Dhul iyo Dadba,way qaadan karaan 300-kun oo Qaxooti ah oo ka noqda Bulshada wax ka yar 10%.

    Jariirada qortay,waxay la mid tahay Washington Post oo kale,waana lagu kalsoon yahay markay timaado xog helida iyo galaangalka..

    Aniga waxaa wax weyn ah in Caawa Trump uyaqaan Puntland Dal gaar ah.

    Dhan walba fikrandan,waa waxtar.

    Trump considers Morocco, Puntland, Somaliland for relocated Gazans – report.
    jpost.com/breaking-news/…

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.