Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Reer Puntland,waa ka dharagsan yihiin Qalbixumada Xasan Shiikh
    Puntland

    Reer Puntland,waa ka dharagsan yihiin Qalbixumada Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Isdaad raacin khasab lagaaga keenay oo ah Sanbuuse laga adimay oo waliba qoraal caata ah ah macno ma samaynayo.

    Reer Puntland,waa ka dharagsan yihiin Qalbixumada Xasan.

    Ilaahay mahadii guusha aan gaarnay,waa mida ku khasabtay in uu aqbalo dagaalkii uu fashilinayay.

    Hadii uu jiro loolan Siyaasadeed iyo Amni oo lagu kala adkaaday,waa midkan oo aan kaga adkaanay Xasa,waxaana dirnay 4-0.

    Somaliya,waxaa MW ficiliyan ah ka ah Siciid Drni,waxaase Magac uyaal ka ah oo haysta aqoonsiga QM Xasanka fashilmay.

    Siyaasada iyo Amniga Somaliya,waxaa hogaaminaysa Puntland Maanta.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.