Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Puntland oo ka hadashay Duqayn ka dhacday Buuraha Bari
    Puntland

    Puntland oo ka hadashay Duqayn ka dhacday Buuraha Bari

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Duqayn kale,ayaa ka dhacday Buuraha Cal miskaad.

    Duqeyn,waxaa lagu dilay 11-xubnood oo ka mid ah Maleeshiyada Argagixisada Daacish,sida ay xaqiijisay Dowlada Puntland.

    Duqaynta,ayaa ka dhacday God ku dhow Sheebaab oo ka tirsan Cal miskaad.

    Dowlada Imaaraadka Carabta oo garab ugu ah Puntland dagaalka argagixisada,ayaa fulisay.

    Maalmaha soo socda Ciidamada Difaaca Puntland,waxay qaadi doonaan weerar Dhulka ah oo xoog badan,kaasoo ka dhan ah argagixisada

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.