Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Imaaraadka oo si layaab leh uga Qayb qaadatay dagaalka sifaynta argagixisada
    Puntland

    Imaaraadka oo si layaab leh uga Qayb qaadatay dagaalka sifaynta argagixisada

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.February 20, 2025Updated:February 20, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maanta Garaacistii Labaad,ayay fuliyeen Diyaaradaha Drons-ka Imaaraadka.

    Garaacistii saakay,waxaa lagu dilay 20-Maleeshiyada argagixisada ah.

    Kan Goor dhawayd dhacay weli ma cada khasaaraha lagu gaarsiiyay argagixisada.

    Dowlada Imaaraadka si hagar bax ah ayay Qayb uga qaadatay hawlgalka sifaynta argagixisada ee PL.

    Sadexdii Beri ee ugu danbaysay,waxay Imaaraadku fuliyeen 4-Duqayn oo muhiim ahaa,isla markaana argagixisada lagu gaarsiiyay khasaaro weyn,waxaana lagu dilay ku dhawaad 80-Xubnood oo argagixisada ah.

    Imaaraadku,waxa uu kasbaday quluubta Shacabka Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    March 26, 2026

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    March 25, 2026

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Canshuuraha Labada heer Ee Dowlada Puntland oo lakala qeexay

    Xisbiyadii waa weynaa Ee Danmark oo lumiyay Kuraas door ah

    Saadaasha Roobka Gobollada Puntland Ee Todobaadkan

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.