Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Waxaa la garaacay Cascaso iyo Marsheed Maanta. Garaacista,waxaa fuliyay Sxb-da PL,gaar ahaan Maraykanka. Xaley ila Saakay,waxay Diyaaradaha Maraykanku wadaan ugaarsi Xubnaha muhiimka ah ee argagixisada.