Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Safaarada Maraykanka Ee Muqdisho oo ka digtay weeraro ka dhici kara…
    Puntland

    Safaarada Maraykanka Ee Muqdisho oo ka digtay weeraro ka dhici kara…

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 4, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safaarada Maraykanka ee Somaliya,waxay ku dhawaaqday heegan amni.

    Safaaradu,waxay ka digtay weeraro ka dhici kara Muqdisho oo uu ku jiro Garoonka Aadan-cade.

    Muwaadiniinta Maraykanka ayay Safaaradu uga digtay in ay usoo safraan Muqdisho.

    Digniinta Safaaradu,waxay daaran tahay in ay dhici karaan weeraro loo adeegsado…

    1.Qaraxyo.
    2.Hoobiyayaal.
    3.Afduub.

    Wararka amni ee Xamar laga helayo,waxay sheegayaan in Shabaab aad uxoogan yihiin si weyna gudaha Magaalada ugu jiraan oo aysan la yaab noqon karin haday isku dayaan in ay la wareegaan wakhtiga dhow.

    Shabaab,waxay ku milmeen Hay’adaha Dowlada,Ganacsatada,Dhaqanka,Bulshada Rayidka ah iyo Siyaasiyiinta. Muqdisho.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.