Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Haldoorka iyo Shacabka PL oo ku kala duwan aragtida DFS
    Puntland

    Faallo:-Haldoorka iyo Shacabka PL oo ku kala duwan aragtida DFS

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’isalwasaare Cumar Cabdirashiid iyo haldoorka kale ee Siyaasada Puntland,waxay ka aragti duwan yihiin Shacabka Puntland markay noqoto aragtida Siyaasadeed ee Somaliweyn.

    Haldoorku,waxay qabaan in aan laga maarmin Dowlad Fadaraal ah oo Somali wada leedahay,gaar ahaan ay PL dani ugu jirto.

    Dooda oranaysa Xamar waxba lama sii lahaan karno ayay ganafka ku dhufteen,waxayna leeyihiin,waa lama huraan Somali Siyaasada kusii midaysnaata.

    Shacabka Puntland,way ka fogaadeen xamar iyo wax lasii lahaanshaheeda,waxayna ku doodayaan in ugu yaraan PL lagu mashquulo oo iyada laga shaqeeyo horumarkeeda ilaa laga helayo Somali kale oo udiyaarsan Dowladnimo.

    Reer Puntland,waxaa niyad xumeeyay lugooyada joogtada ah ee uga imaanaysa mar walba Villa Somaliya.

    15-kii Sano ee udanbeeyay Maamuladii iskaga danbeeyay Villa Somaliya,waxay ka dhibaateeyeen PL dhan walba.

    Su’aashu waxay tahay?

    Majiri kartaa aragti dhexe oo Shacabka iyo haldoorku iskugu imaan karaan?

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.