Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dowlada Puntland oo Gacanta ku dhigtay Shaqaaqadii Sanaag
    Puntland

    Dowlada Puntland oo Gacanta ku dhigtay Shaqaaqadii Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ceelbuuh: March 12, 2025: Waftiga Dawladda Puntland ee uu hoggaamiyo Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Mudane Abdi Farah Juxa uu weheliyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane, H.E Abdirahman Khaliif Faarah Waftiga dhaqanka ee uu hoggaamiyo Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan Garaad Maxamuud Cali Shire ayaa shir kula yeeshay magaalada Ceelbuuh ee Gobolka Sanaag guddiga guurta ka kooban 27 oday dhaqanmeed ee xalinta dhacdadii Dooxada Dureera ee Gobolka Sanaag.

    Shirkaan ayaa waxaa looga wada hadlay warbixinta guud ee dhacdadii meesha ka dhacday, u mahadcelinta labada beelood sida wanaagsan ee ay isku xakameeyeen, ciidamada amaanka iyo odayaasha galay hawsha maalintii 1-aad.

    Guddiga guurtida ayaa warbixin guud ka siiyey Waftiga meesha ay xaaladda marayso iyo iyo qorsheynta nabadeynta ee u degsan maalmahaan gudahooda.

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa guddiga kula dardarmaay in hawshaan lagu xaliyo si isla ogol ah loona kala dabqaado labada Reer iyada oo la tixgelinayo dhagaysiga beelaha iyo turxaan-bixinta wixii dhacay.

    Wasiirka ayaa sidookale, mar kale ka tacsiyeeyey dhacdadii xanuunka badnayd ee Deegaanka ka dhacday.

    ▪︎▪︎▪︎DHAMMAAD▪︎▪︎▪︎

    XAFIISKA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA DADWEYNAHA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL.

    Website: moifad.pl.so

    Facebook: https://www.facebook.com/Moifad.

    Twitter https: https://x.com/MOIFAD.

    Tiktok: https://www.tiktok.com/@moifad1.

    Instagram:https://www.instagram.com/moifad_dpl..

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.