Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo baaq ka diray Colaadaha Sool iyo Sanaag
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo baaq ka diray Colaadaha Sool iyo Sanaag

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 13, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Baaqa Nabadeed Colaadaha Gobolada Sool iyo Sanaag ee Madaxweyne Deni.

    Sanaag xasiloonideedu,waa Geed ka go’an.

    Shaqaaqo,waa dhacdaa balse,waa in laga daba tagaa oo la daba qabtaa.

    Dowlada Puntland,waa ku amaanan tahay ka hawlgelideeda Shaqaaqadaas.

    Sanaag,waxaa usocota dhismaha Wadadii muhiimka ahayd ee Ceeldaahir-Ceerigaabo,kadibna,waxaa ku xigi doona tayaynta hay’adaha Dowlada ee heer Gobol.

    MW waxa uu tagi doonaa Badhan oo ka hogaamin doonaa Wajiga Afraad ee sifaynta argagixisada oo Calmadow lagu aadi doono.

    Halkan ka daawo muuqaalka

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1900136132735631729?t=aQH6-KJOoAqAWypj0srghA&s=19

    https://x.com/JibrilQoobey/status/1900143004012122317?t=zMr2bPTyZju4B2-itVOU1Q&s=19

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.