Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Doorkii Culumada Ahlu sunnah Ee Puntland oo la tabay
    Puntland

    Faallo:-Doorkii Culumada Ahlu sunnah Ee Puntland oo la tabay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa dhab in si ka qurux badan sida uu udhigay Wiilkaa Dhalinyarada ah hadalkiisa udhigi karay,waxaana hadalkiisu gaf ku yahay kala danbaynta iyo Sharciga Puntland.

    Shiikha Xaaskiisu danbi ma gelin oo waa Gabar reer Puntland oo Sharfan.

    Culumadu,waa Tiir ka mid ah Tiirarka Bulshadu ku taagan tahay oo leh xurmo weyn,waase khaldami karaan,waana la dhaliili karaa.

    Si gaar ah Shiikhan,waxaa kasoo baxa hadalo iska hor yimaada oo khatar ku ah Bulshada,waxaana ka muuqata in uu mudan yahay in dib u eegis lagu sameeyo masuuliyadaha uu hayo.

    (Nimankaas,waa Islaam oo lama layn karo),Ma’ahayn hadal fudud oo la qaadan karo.

    Nimanka uu leeyahay lama dili karo,waa kuwo banaystay Dadka reer Puntland…….

    1.Dhiigooda.
    2.Maalkooda.
    3.Sharaftooda.

    Wadaada Ictisaamka ee taageeraya Shiikhooda,waxaa ka maqan in ay si la mid ah hadalkiisana udhaliilaan.

    Si gaar ah,waxaa lala yaabay Shiikh Fu’aad oo khayrka aad uga Shaqeeya in Sadexdii Bilood ee dagaalku socday uusan Maalin hadlin,balse Caawa waxa uu ufara baxsanayaa Wiil Dhalinyara ah oo khaldamay.

    Xaniinyaha Wiilkaas loo hayo maa argagixisada lala aado?

    Dhibku,waxa uu yahay Wadaadii Ahlu sunnah doorkoodii,ayaa ka maqan meesha,waxayna taasi fursad siisay Wahaabiyada.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.