Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Ciidamada Difaaca PL oo Cagta mariyay argagixiso firxad ahayd iyo Fariisimahoodii
    Puntland

    Ciidamada Difaaca PL oo Cagta mariyay argagixiso firxad ahayd iyo Fariisimahoodii

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 15, 2025Updated:March 15, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ciidamada Difaaca Puntland,waxay Cagta mariyeen Talisyo argagixisadu ku dhuumaalaysanaysay oo kala ah….

    1.Godmadow ee Curaar.
    2.Lugta Laasku Wehelle.
    3.Isha Dharabato oo ka tirsan Togga Jaceel.

    Ciidamadu,waxay halkaas ku dileen Laba Nin oo Miinaystayaal ah oo argagixisada ka mid ah.

    Sidoo kale,waxay Ciidanku ka furteen argagixisada….

    1.Gaari Iska-rogo ah.
    2.Gaari yar oo ay furfureen.
    3.Hubka noocyaddiisa kala duwan.
    4. Mootooyin.
    5.Saad.
    6.Sahay.
    7.Lacag.
    8.Dahab.

    Dhamaan Agab,waxay ku Aaseen Godad oo laga soo saaray.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    August 18, 2025

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    August 18, 2025

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    August 18, 2025
    Latest Posts

    Beesha Warsengeli iyo Dowlada Puntland oo Shir uga furmayo Bosaso

    Madaxda Yurub,Nato iyo Maraykanka oo ka xaajoonaya dagaalka Ukrain

    Zelensky oo markale lagu soo dhaweeyay Aqalka-cad

    Ciidamada Difaaca Puntland oo sardar leh uwada Wajiga Afraad

    Yaa umaalgelinaya Itoobiya garoonka diyaaradaha cusub?

    Puntland oo soo saartay Boolis Tayo iyo Tiro sareeya

    Kulankii Taariikhiga ahaa Ee Trump iyo Putin oo bilowday

    Maraykanku miyuu aqoonsanayaa Somaliland?

    Ciidamada Difaaca Puntland oo horumar ka sameeyay Gacanmarinta Godadka

    Kulan Taariikhiya oo dhexmaraya Trump iyo Putin

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.