Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maxaa sababay Geerida Laahoorkii isku soo dhiibay Puntland?
    Puntland

    Maxaa sababay Geerida Laahoorkii isku soo dhiibay Puntland?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 18, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laahoor,waa Xanuunsanaa wakhtiyadii ugu danbeeyay,waxa ugu daran ee hayay,waxa uu ahaa Xanuunka Dhiig karka,sida ay noo xaqiijiyeen Saraakiisha amaanka.

    Xalay,ayaa la geeyay Labo Isbitaal oo ku yaal Bosaso,kuwaasoo mid yahay Kaafi,waxaana loogu sameeyay baaris Caafimaad,mana jirin wax Xanuun ah oo laga helay marka laga soo tago Dhiig karka.

    Ka hor intaan la gayn Isbitaladaas,waxaa kaloo lagu soo baaray Isbitaalka Ciidamada Badda.

    “Geeridiisa,waxa sababay,waa Xanuun caadiya,wayna soo bandhigaysaa Dowladu dhawaan jawaabihii laga helay baaristiisii Caafimaad ee lagu sameeyay Xalay intuusan dhiman ka hor iyo kadib”Ayuu yiri mid ka mid ah Saraakiisha Maamulka Gobolka Bari.

    Laahoor,waxay Maxkamada Ciidamada PL ku xukuntay Dil ku Toogasho ah kadib markii la qabtay Koox ay wada Shaqaynayeen oo ka tirsan Daacish,kuwaasoo Dilal iyo Qaraxyo ka fulin jiray Bosaso.

    Shabakada la qabtay,ayaa sheegtay in Laahoor Madax u ahaa una diri jiray Shaqada,waxaana la xukumay,isagoo maqan oo baxsad ah.

    Ugu danbayn,waxa uu isku soo dhiibay Laahoor Maamulka Puntland,iyadoo bartanka looga jiro hawlgalka sifaynta argagixisada .

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.