Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Puntland jiritaankeeda lama baayici karo
    Puntland

    Faallo:-Puntland jiritaankeeda lama baayici karo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 28, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Waa la gorgoriyay jiritaankeena mar Afraad si xoog badan.

    Sagaashameedyadii Anagoo ku mashquulsan Difaaca Dhulkeena,ayaa Urur Diimeed naloo soo adeegsaday,wuxuuna Gacanta ku dhigay si fudud Deegaamadii iyo haldoorkii Bulshada.

    Rag xul ah oo ay ku jiraan Cabdullaahi Yuusuf,M.Abshir iyo Islaaan Maxamed,ayaa galay Gacanta Cadowgaas.

    Ilaahay mahadii Gacana Difaacii Dhulka,ayaan kusii wadnay Gacana sifayntii gudaha,ayaan ku galnay,waana ku guulaysanay mudo kooban.

    Waxaa xigtay Carta iyo Dowladii Cabdiqaasim oo Jabuti Geed fadhiga u ahayd,waxayna ku dhaqaaqday gorgorinta jiritaankeena,taasoo sababtay in aan iska difaacno weerarkii Carta,isla markaana burburino nidaamkii Geelle watay oo ku badalno Dowlad Somali wada leedahay oo danaheeda ka Shaqaynaysa.

    Waxaa ku xigay Subax in Xeebaheena ay ku waabariisteen Kun Nin oo AS ah,kuwaasoo khatar ku noqday markale jiritaankeena,waase ka adkaanay oo baabi’inay.

    Waxaa ku xigay Xasan Shiikh oo isku dayay in uu Dastuurka Fadaraalka burburiyo,isla markaana nagala diriro horumarka iyo Maamul wanaaga,isna,waa ka guulaysanay oo Sadex Sano kadib,waxaan hormuud unahay dagaalkii argagixisada,Dimuqraadiyadii iyo horumarkii Deegaamada Somalida.

    Waxaa ugu danbeeyay argagixisada degtay Buuraha Calmiskaad ee isku dayday in ay halkaas ka dhisto Maamul Daacish,waase ka hawlgalnay oo burburinay.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.