Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Siyàasiinta Xamar ugu hilan oo si taxadar leh usoo dhaweeyay baaqa Xasan
    Puntland

    Siyàasiinta Xamar ugu hilan oo si taxadar leh usoo dhaweeyay baaqa Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 30, 2025Updated:March 30, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sh.Shariif,Xasan Khayre iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur,waa soo dhaweeyeen baaqa wanaagsan ee kasoo yeeray Xasan Shiikh.

    Siyaasiyiintan,waxay muujiyeen in ay ka digtoon yihiin khiyaamada Xasan Shiikh.

    Waa muhiim in la helo faahfaahin dheeriya oo ku saabsan baaqa Xasan Shiikh….

    1.Qodobada laga hadlayo.
    2.Dadka ka qaybgaalaya.
    3.Warmurtiyeedka kasoo bixi doona.

    Xasan lama aamini Karo,waxaana dhici karta in uu khiyaamo ka wato uu iskaga dajinayo cadaadiska Beesha Caalamka ee haysta.

    Dalku meel adag,ayuu marayaa Siyaasad iyo Amni ahaanba,gaar ahaan Bartamaha iyo Koonfurta Wadanka.

    Halkan ka akhriso:-

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.