Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Talo soo jeedin ku socota Madaxweynaha Puntland
    Puntland

    Talo soo jeedin ku socota Madaxweynaha Puntland

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 10, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    MW Deni,waxaa laga rabaa in uu ka feejignaado sida loo qaybinayo Hay’adaha la abuurayo.

    Sadex Hay’adood oo mid Maanta uu siidaayay MW Deni,ayaa noqonaya kuwa Madaxbanaan oo cusub,waxayna kala yihiin.

    1.Hay’ada Diiwaangelinta.
    2.Hay’ada la dagaallanka N&N-diidka.
    3.Hay’ada isku xirka Hay’adaha Dowlada.

    Talo?

    MW uqaybi sida tan hay’adahan….

    B.Sanaag & Haylaan,Hal Mid.
    T.Bari,Karkaar iyo R.Caseyr,Hal mid.
    J.Nugaal & Mudug,Hal Mid.

    FG:
    Marna yaysan dhicin in Sanaag wax ka waydo Hay’adaha cusub.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    March 29, 2026

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    March 29, 2026

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    March 29, 2026
    Latest Posts

    Wararkii ugu danbeeyay Ee dagaalka Wadaadada Iran

    BC Oo Xasan ugudbinaysa digniintii ugu danbaysay

    Midowga Afrika Oo ku baaqay in xiisada KG la dajiyo

    Beesha caalamka oo ka digtay dagaal ka dhaca Koonfur Galbeed

    Madaxweynaha Fadaraalka oo laga keenay Mooshin xilka qaadis ah

    Faallo:-Maxay ka dhigan tahay ka amusing PL ee isdoorashada Laftagareen?

    Xasan Shiikh oo dhaawac weyn gaarsiiyay Dowlad dhiskii Somaliya

    Puntland oo ka gaabsatay hanbalyada isdoorashada Laftagareen

    DFS Oo ka hor timid isdoorashada Laftagareen

    Cabdicasiis Lafta Gareen Oo isku doortay Madaxweynaha KG

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.