Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Dabley hubeysan oo weerartay xabsiga weyn ee Gaalkacyo
    Puntland

    Dabley hubeysan oo weerartay xabsiga weyn ee Gaalkacyo

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 29, 2025Updated:May 29, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Maleeshiyaad hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday xabsiga weyn ee magaaladda Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

    Dableyda ayaa diidanayd in la toogto Yuusuf Axmed Jaamac oo ku dilay Gabar, duleedka deegaanka Daarusalaam ee degmada Goldogob, kaas Maxkamaddaha Puntland ku rideen xukun Dil ah, lana rabay in saaka lagu fuliyo toogasho.

    Labo askari ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhaawacmeen weerarka lagu qaaday saldhiga Kabida ee Gaalkacyo, waxaana weli xiisad dagaal ka taagan tahay agagaarka Saldhiga.

    Laamaha amniga gobalka Mudug ayaa weli ka hadlin weerarka lagu qaaday saldhiga.

    IDILNEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    September 24, 2025

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    September 24, 2025

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    September 24, 2025
    Latest Posts

    Jubaland oo garab istaagtay mucaaradka Muqdisho.

    Xasan Shiikh oo dabin siyaasadeed ugu dhacay Mucaaradka Xamar

    Jen.Qalyare oo Aas qaran loogu sameeyay Garowe

    Xog:-Maxaa kala socotaa mashruuca horumarinta Ee New Muqdisho?

    Xasan Shiikh oo baadigoob ugu jira isla sawirka Trump

    Markab sida 150-Kunteenar oo kusoo xirtay Bosaso

    Faallo:-Puntland oo Wayday Geesi Qaran

    Jeneral Qalyare oo qarax Miino ku Geeriyooday

    Xoghayaha Dowlada Hoose Ee Galkacyo oo la magacaabay

    Waynaynta Maalinta Nabada oo Puntland laga….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.