Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Faallo:-Hawlgalka Calmiskaad oo soo jiitay Indhaha Somalida iyo Caalamka kale
    Puntland

    Faallo:-Hawlgalka Calmiskaad oo soo jiitay Indhaha Somalida iyo Caalamka kale

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Buuraha firxadka argagixisadu ku dhuumaalaysanayaan ee aan Wadadu gelin,waxaa kasoo qaada Dhaawaca Awr.

    Awrtaas,waxay keentaa halka ugu dhow ee Gaadiidka Caafimaadku joogo ama tagi karo.

    Gaadiidka Caafimaadku,wuxuu usoo qaadaa halka ugu dhow ee Diyaaradaha Caafimaadku ka qaadi karaan.

    Diyaaraduhu,waxay ka dajiyaan Garoonka Diyaaradaha Bosaso.

    Kadib,waxaa loo qaybiyaa Laba qaybood dhaawaca….

    B.Mid fudud oo Bosaso lagu daaweeyo,iyadoo inta dawadu usocoto Dowladu noloshiisa hayso isaga iyo Qof ehelkiis ah.

    T.Mid culus oo dibada loo qaado oo loo kireeyo Diyaarad kale,iyadoo la geeyo Isbitaal loosii diyaarshay.

    Marka ay soo Caafimaadaan dhaawacyadu,waxaa loo kala maamulaa….

    B.Kuwa gudaha jiscin,ayaa la siiyaa uu ku galo fasax nasasho haduu rabo ama dib ugugu laabto Ciidankii uu ka tirsanaa.

    T.Kuwa dibada dib,ayaa diyaarad loogu soo qaadaa,iyadoo lasoo jiscimo,waxaana loo sameeyaa soo dhaweyn umuujisa in ay yihiin halyeeyo Qaran.

    Hawlgalka Calmiskaad,waa hawlgalkii ugu hogaamin iyo isku dubarid sareeyay oo gudaha Somaliya ka qabsooma kadib dagaalkii 1977.

    WQ”-Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.