Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.
    Puntland

    Baaq ku socda Kufsi wadareedka ka dhacay LC.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.June 17, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kufsi Wadareedka ka dhacay LC marka laga soo tago dhibka ka dhashay ee loo gaystay Laba Gabdhood oo sharfan,hadana,waxaa kasii xoog badan fariinta uu dirayo.

    Dhacdooyinka Kufsiga Haweenka loo gaysto,waa danbi soo noqnoqda oo dhaca,waxaase nagu cusub Kufsi Wadareed ay ku lug yeesheen 30-Qof.

    Aadbaan ula qaybsanayaa Qoyska Gabdhahaasi ka dhasheen ee dhibku sida tooska ah utaabanayo.

    Balse,waxaa muhiim ah in xaalka LC lagu baraarugo oo la xaqiiqsado xalaada ka jirta.

    1. LC,waa Magaalo oodan.
    2. LC,waa Magaalo Labada dhinac Cadow looga dhigay.
    3. LC,waa Magaalo Hal Beel layskugu ururshay oo ay is aragtay.
    4. LC,waa Magaalo habayaraatee uusan Dhaqaale dhex oolin.
    5. LC,waa Magaalo ay dhex joogaan Kumanaan Dhalinyaro ah oo aan haysan wax horumar iyo hiigsi ah.
    6. LC,waa Magaalo fursada Shaqo ee ka jirtaa ay tahay Qori iyo Qalas.

    Khataro kuwan ka waa weyn,ayaa kasoo socda LC hadaan rabi ur ubixin.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.